Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th September 2024  admin  

Ururkii xag jirka ahaa ee Heritage oo layska wada xaadiriyey Ururka xag jirka ah ee Heritage ee Xaruntiisu tahay Muqdisho, uuna maal geliyo Kaligii Taliyaha Jabuuti Cumar Geele , ee ujeedaddiisu tahay in Beesha Daarood loo kala qaybiyo Waqooyi iyo …

27th September 2024  admin  

RW Xamze miyaa la inqilaabay mise Magacaabisrtiisa awalba ahayd Magac u yaal. Sanadihii ugu danbeeyey ee Soomaalidu qabsanaysay doorashada Dadban ee Muqdisho lagu qabanayey, ayaa natiijada ka dhalatay doorashadaas dhacday waxay ahayd Haddii siyaasiga guulaystay uu ka soo jeedo beesha …

27th September 2024  admin  

FIFA oo Morocco, Spain iyo Portugal u magacowday martigelinta Koobka Adduunka ee 2030 Waddamada Morocco, Spain iyo Portugal ayaa loo magacaabay martigeliyeyaasha Koobka Adduunka ee 2030, halka Uruguay, Argentina iyo Paraguay ay martigelin doonaan ciyaaraha furitaanka, si ay u xusaan …

27th September 2024  admin  

Haweenay Soomaaliyeed ayaa la soo werinayaa in Axaddii lagu xidhay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Mumbai ee dalka Hindiya, kadib markii lagu soo eedeeyay in ay si qarsoodi ah u soo galisay dalkaas 3.4 kilo oo dahab ah oo qiimihiisu gaadhayo …