Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th September 2024  admin  

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay shacabka ku dhaqan Laascaanood Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA ayaa gargaar beni’aadannimo oo loogu tala galay dadka nugul ee colaaduhu saameeyeen gaarsiisay magaalada Laascaanood  ee gobolka Sool. Gargaarkaan oo gaaraya 500 oo …

27th September 2024  admin  

Sucuudiga oo ‘hakiyay’ wadahadalLadii ku saabsanaa sidii uu xiriir ula yeelan lahaa Israa’iil Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa hakisay wada-hadallada ku saabsan in ay caadiyeyso xiriirka Israa’iil, ilo-wareed ayaa Sabtida maanta ah u sheegay wakaaladda wararka AFP, xilli uu socdo dagaalka …

27th September 2024  admin  

Maxay tahay sababta Cabdixaafid looga reebay ciyaartoyda galabta ka hortagaya Niger? Xulka kubadda cagta ee Soomaaliya ayaa galabta kulan saaxiibtinimo la ciyaaraya dhiggooda dalka Niger, iyadoo uu noqonayo kulankoodii ugu horreeyay kadib safarkii ay ku tageen dalka Morocco. Xulka qaranka …

27th September 2024  admin  

Madaxweye Deni ” Anigoo ah Madaxweynihii Dalka waxaan ku dhawaaqaya in uu dalku u jiheeystay Doorasho hal qof iyo hal cod ah” Madaxweyne @HESaidADeni " Anigoo ah Madaxweynihii Dalka waxaan ku dhawaaqaya in uu dalku u jiheeystay Doorasho hal qof …