Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th September 2024  admin  

Sida ninkii kalaabyada ka niikin jiray u noqday Sheekh caan ka ah Soomaalida dhexdeeda Waa mid ka mid ah Culimada Diinta Soomaalida ee doorka weyna ku leh dacwada diinta ee Bariga Afrika,wuxuu lahaa aasaaska mid ka mida Iskuulada Islaamiga ee …

27th September 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed, goleyaasha kala duwan iyo bulshada Koonfur-galbeed. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa …

27th September 2024  admin  

Madaxweyne Deni oo Xariga ka jaray Xarunta cusub ee Isgaarsiinta Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Dowladda Puntland. …

27th September 2024  admin  

Waa kuma Cabdiqaadir Ikrima, ninka xashiishka cabi jiray ee noqday hoggaamiyaha halista badan ee al-Shabaab? Cabdiqaadir Maxamed Cabdiqaadir waxa uu dhashay billowgii 80-meeyadii, waxa uu ku magac dheer Ikrima, waxaa loo aqoonsanyahay argagaxiso lagu tilmaamo mid ka mid ah taliyayaasha …