26th July 2024  admin  Category :

Ra’iisul wasaaraha Britain Rishi Sunak ayaa magaalada London ka furay shir caalami ah oo lagu sugayo amniga cuntada. Shirkan ayaa ah mid ay iska kaashadeen Britain, Somalia, iyo Imaaraadka Carabta (UAE) iyo sidoo kale hay’ado ay ka mid yihiin Bill and Melinda Gates Foundation. Hadaba Madaxweeyne Xasan Shiikh ayaa qudbad ka jeediyey shirka loog hadlayo cuntada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*