16th July 2024  admin  Category :

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda oo booqday Xaadadaha Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa kormeer dhiirigelin ah ugu tagey ciidanka xasillinta caasimadda ee millatariga sida Booliska u howlgala (Polizia militare) ee ku sugan xerada Hiil-weyne oo ku taalla inta dhaxeysa Muqdisho iyo Balcad. See less

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*