Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th September 2024  admin  

Guddoomiyaha Baarlamaanka Adduunka ayaa maanta loo doortay Tulia Ackson oo ka soo jeeda dalka Tansaaniya. Xildhibaanad Marwo Bashiir ayaa waxa tartankeedii qalqal geliyey warqadii uu qoray Guddoomiya Baarlamaanka Shiikh Aadan Madoobe. Guddoomiyaha Baarlamaanka Shikh Aadan Madoobe ayaa waraaq uu u …

27th September 2024  admin  

Abiy Axmed oo sheegay in Itoobiya aysan dagaal iyo xoog ku raadineyn dekad, dhul-badeed Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa Khamiistii ku adkaystay in Itoobiya aysan ku duuli doonin dal kale ama aysan danaheeda ku fulin doonin “dagaal” kadib markii hadallo …

27th September 2024  admin  

MADAXWEYNAHA DOWLADDA PUNTLAND MUDANE SICIID CABDULLAAHI DENI OO TAAGEERO U MUUJIYEY XILDHIBAAN MARWO CABDIBASHIIR XAAJI CALI SALAAD. …

27th September 2024  admin  

Maxaa kajira in Muqdisho laga dejiyay ‘madax ari’ oo laga keenay dalka dibaddiisa? Saacadihii lasoo dhaafay waxaa baraha bulshada ay ku kulanto si weyn looga hadal hayay ‘Madax Ari’ kaas oo lagu tilmaamay in laga keenay dalka dibaddiisa isla markaana …