Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

25th September 2024  admin  

Culusoow guddoomiyay shirkii gurmadka iyo samata-bixinta musiibadii fatahadaha Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir guddoomiyay kulankii degdegga ahaa oo golaha wasiiraddu ka yeesheen ‘qiimeynta iyo gurmadka muwaadiniinta ay dhibaatadu kasoo gaartay daadadka xooggan ee ku soo rogmay …

25th September 2024  admin  

Madaxda Carabta iyo Islaamka oo ku baaqay in si degdeg ah xabbad-joojin looga hirgaliyo Gaza Hoggaamiyeyaasha dalalka Carabta iyo Islaamka oo shir wadajir ah uu maanta uga furmay dalka Sacuudiga ayaa ka wada hadlay dagaalka Gaza, iyagoo ku baaqay in …

25th September 2024  admin  

Awoowaha Soomaaliyeed ee todobaadka jiifa duurka kadib musiibo qabsatay degaankiisa Maxamed Cabdiraxiin Maxamed waa odey 70 jir ah oo muddo dheer ku dhaqnaa magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, ee Soomaaliya. Sida uu u sheegay BBC wuxuu ahaa nin ganacsade ah …

25th September 2024  admin  

Caruuskii isaga iyo walaalkiis ka yar lagu dhex dilay tukaankii ay waalidkood ka biili jireen Baraha Bulshada waxaa tan iyo khamiistii ku baahay muuqaal ay duubtay kaamirada CCTV, taas oo laga arkayo dhacdada niman budhcad ah oo tooganaya wiilal Soomaali …