Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th November 2024  admin  

Gudoomiyhii hore Ee gudiga dooeashooyinka Puntland Cabdirisaaq axmed siciid iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta si diirran loogu soo dhoweeyay Degmada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan. Maamulka heer gobol iyo degmo cuqaasha, waxgaradka,dhalinyarada, aqoonyahanka, ururada haweenka, gudoomiyihii hore ee baarlamaanka …

19th November 2024  admin  

Afhayeen u hadlay Xuutiyiinta Yemen ee ay Iran taageerto ayaa sheegay in kooxdu ay ku wee Afhayeen u hadlay Xuutiyiinta Yemen ee ay Iran taageerto ayaa sheegay in kooxdu ay ku weerartay magaalada loo dalxiis tago ee Eilat ee ku …

19th November 2024  admin  

Dowladda Turkiga oo war hor leh kasoo saartay wiilka madaxweynaha Soomaaliya Wasiirka caddaaladda Turkiga, Yılmaz Tunç, ayaa sheegay in Maxamed Xasan Sheekh Maxmuud oo ah wiil uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya oo lagu eedeeyay in uu sabab u ahaa shil gaari …

19th November 2024  admin  

Maxay salka ku heysaa doodda Af-maay iyo Maxaa tiri ee la hadal hayo? Dood xooggan ayaa ka dhalatay warqad Akadeemiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ay u dirtay Wasaaradda Caddaaladda iyo Dastuurka ee Dawladda Federaalka Soomaaliya, taas oo ku saabsanayd dib …