27th July 2024  admin  Category :

Gudoomiyhii hore Ee gudiga dooeashooyinka Puntland Cabdirisaaq axmed siciid iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta si diirran loogu soo dhoweeyay Degmada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan.

Maamulka heer gobol iyo degmo cuqaasha, waxgaradka,dhalinyarada, aqoonyahanka, ururada haweenka, gudoomiyihii hore ee baarlamaanka puntland ambasador yuusuf siciid madaxay iyo guud ahaan bulshada degmada dhahar ayaa kaga hortegay duleedka bari magaalada,

Wax garadkii iyo bulshadii soo dhowaysay ayaa goobta ka hadlay gudoomiye cabdirisaaq axmed siciid ayaa isaguna uga mahadceliyay Bulshada degmada dhahar sida diirran ee ay u soo dhoweyeen

All reactions:1010

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*