Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Waa madaxweynaha qura ee tacsiddii Odinaga ka qayb galay. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow, waa hogaamiyaha Dal ee qura ee ka soo qayb galay Tacsida Ra’iisulwasaarihii hore ee Dowladda Kenya Raila Odinga oo madax kala duwan ay ka qeyb-galeen oo qaarkood …

27th November 2026 admin
Dalkii ugu tirada yaraa ee Afrika uga soo baxay Koobka Aduunka Cape verde, ayaa noqotay dalka Africa ugu tirada yar oo u soo baxa koobka Aduunka ee Kubadda Cagta, dadkeedu wuxuu gaarayaa 550,000, waxay ku taal galbeedka Afrika. Sanadkii 1975 …

27th November 2026 admin
Boqorkii Sacuudiga ee uu dilay wiil uu adeer u yahay 50 sano ka hor 25-kii March 1975-kii, waxaa caasimadda Riyaad lagu dilay Boqor Sacuudiga Faysal. Waxa toogtay wiil uu adeer u yahay ooku dhex-toogtay gudaha qasriga boqortooyada. Markii rasaasta la …

27th November 2026 admin
Dalxiisayaal caalami ah oo ku soo qul qulaya degaamada Puntlans waxaana la filayaa in maalinba maalinta ka danbaysa ay sii kordhaan dalxiisayaashu …







