Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026  admin  

Wakaaladda wararka Itoobiya oo faahfaahin dheeraad ah ka bixisey kulankii dhexmaray Madaxweyne Xasan Culusoow oo Safarku ahaa mid keligiis ah oo aysan cid kale la soconin & Raysal wasaare Abiy ee Addis Ababa ayaa sheegtey; In Dowladda Federaalka Soomaaliya ay …

27th November 2026  admin  

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Yeman, Mudane Cabdixakiim Maxamed Axmed, ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Gaashaandhigga ee Dalkaas, Mudane Muxsen Maxamed Al-Daacari. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray adkeynta iskaashiga labada Dal ee walaalaha ah, gaar ahaan arrimaha amniga, ilaalinta …

27th November 2026  admin  

Ciidanka Difaaca Dowladda Puntland,oo ku guuleystay inay gacanta ku dhigaan maxbuus kale oo Soomaali ah, Ciidamada geesiyaasha ah ee Dowladda, oo howlgallo culus ka wada Ceel il-Abbal ee Togga Baallade ayaa gacanta ku dhigay xubin katirsan firxadka argagixisada Daacish iyo …

27th November 2026  admin  

Trum oo la kulmay wafdigii uu hogaaminayey Madaxweyne ku-xigeenka Imaaraadka Carabta: “Waxa ay hystaan lacag aan xad lahayn.” Trump, while meeting with a UAE official: "They have a lot of cash. Unlimited cash." pic.twitter.com/4kuZ7rvmyy — Clash Report (@clashreport) October 13, …