Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar ayaa shaaca ka qaaday saamiga ay dawlad deegaanka Soomaalidu ka helayaan shidaalka deegaankaas laga soo saarayo.. Mustafe oo maanta ka hadlayey munaasabadda xuska maalinta calanka ee Itoobiya ayaa sheegay in boqolkiiba konton …

27th November 2026 admin
Xildhibaanad Ilhan Omar ayaa taageertay musharaxa duqa magaalada Minneapolis, Omar Fateh. Tani waa guul weyn oo u soo hoyatay Omar Fateh xilli ololihiisu meel wanaagsan marayo. Sida ay qorayaan warbaahinta gobolka saaka, taageerada Ilhan waxay keeni doontaa in uu si …

27th November 2026 admin
Puntland ayaa furimaha hore ee Calmiskaad ku qabatay nin ajnabi ah …

27th November 2026 admin
Siciid qorsheel oo sheegay in dadku wacyi gelin iyo wax la baro u baahan yihiin https://www.facebook.com/share/v/1DYUjeM4UR …







