10th November 2025  admin  Category :

Ciidanka Difaaca Dowladda Puntland,oo ku guuleystay inay gacanta ku dhigaan maxbuus kale oo Soomaali ah,

Ciidamada geesiyaasha ah ee Dowladda, oo howlgallo culus ka wada Ceel il-Abbal ee Togga Baallade ayaa gacanta ku dhigay xubin katirsan firxadka argagixisada Daacish iyo Maydad horleh.

Ninka oo dhalasho ahaan Soomaali ah ayaa noqonaya maxbuuskii labaad oo katirsan cadowga argagixisada ah, oo maanta ay gacanta ku dhigaan ciidamada Difaaca Puntland, xubinta hore ayaa ahaa Ajnabi.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*