
7th August 2026 admin Category :
Wakaaladda wararka Itoobiya oo faahfaahin dheeraad ah ka bixisey kulankii dhexmaray Madaxweyne Xasan Culusoow oo Safarku ahaa mid keligiis ah oo aysan cid kale la soconin & Raysal wasaare Abiy ee Addis Ababa ayaa sheegtey; In Dowladda Federaalka Soomaaliya ay taageertey doonista Itoobiya ee Badda-cas, iyada oo la dhowrayo madax-banaanida iyo midnimada Soomaaliy ayaa Addis-Ababa dhowaan waxa booqan doona hogaamiyaha Isaaqland oo horay u balan qaaday inay nad siinayaan dawladda Itoobiya







