Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026  admin  

Beelaha ay kasoo jeedaan Golaha Wasiirada Maamulka Woqooyi-bari ee Firdhiye magacaabay. 1- Wasiirka Cadaalada & Arrimaha Diinta; Yusuf Maxamed Cali. Hayb ahaa waa Dhulbahante, Barkad. 2- Wasiirka Arrimaha Gudaha; Ahmed Cali Yakhle. Hayb ahaan waa Warsangeli, Cumar, Bah-ogayslabe. 3- Wasiirka …

27th November 2026  admin  

Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalan. Waxaana rabnaa in naloo cadeeyo sababta lagu dilay caaqil cumar Cabdulaahi Cabdi ibraahin …

27th November 2026  admin  

Miyaa laga maarmaay maamulkii Waqooyi Bari ee dhowaan la sheegay in loo sameeyey Sanaag iyo Sool. Dawladda federaalka Soomaaliya, ee uu hogaamiyo Madaxweynaha Xasan Culusoow, ayaa waqti badan waxay geliyeen maamul ay doonayeen inay ku wiiqaan maamulka Puntland , si …

27th November 2026  admin  

Boqor Burhaan iyo suldaan Garaase ma M. Culusoow ayeey dhinac fariisan doonaan xafladda caleemo saarka Firdhiye Dhowaan caasimadda gobolka Sool ee Laascaanood waxa ka dhaci doonta caleemo saarka hogaamiyaha Khaatumo, oo ay ka soo qayb gelayaan sida la sheegay Siyaasiyiin …