
16th November 2025 admin Category :
Dalkii ugu tirada yaraa ee Afrika uga soo baxay Koobka Aduunka
Cape verde, ayaa noqotay dalka Africa ugu tirada yar oo u soo baxa koobka Aduunka ee Kubadda Cagta, dadkeedu wuxuu gaarayaa 550,000, waxay ku taal galbeedka Afrika. Sanadkii 1975 ayeey xornimada ka qaateen Portugal
Dalka ugu tirada yar oo horay ug soo naxay Koobka Aduunka wuxuu ahaa Iceland, oo dakedu gaarayo 350,000. waxayna ka qayb galeen sanadkii 2018 , markii ruushka lagu qabtay Ruushka.
Dalalka ee ka soo baxay Africa waa Algeria, Egypt, Morocco, Tunisia, Ghana iyo Cape Verde







