Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

25th September 2024  admin  

Dowladda Turkiga oo war hor leh kasoo saartay wiilka madaxweynaha Soomaaliya Wasiirka caddaaladda Turkiga, Yılmaz Tunç, ayaa sheegay in Maxamed Xasan Sheekh Maxmuud oo ah wiil uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya oo lagu eedeeyay in uu sabab u ahaa shil gaari …

25th September 2024  admin  

Maxay salka ku heysaa doodda Af-maay iyo Maxaa tiri ee la hadal hayo? Dood xooggan ayaa ka dhalatay warqad Akadeemiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ay u dirtay Wasaaradda Caddaaladda iyo Dastuurka ee Dawladda Federaalka Soomaaliya, taas oo ku saabsanayd dib …

25th September 2024  admin  

Soomaaliya oo ku guuleystay in daynta laga cafiyo Guddiyada Fulinta ee Sanduuqa Lacagta Adduunka (IMF) iyo qeybta Horumarinta Caalamiga ah (IDA) ee Bankiga Adduunka ayaa ansixiyay barta dhamaystirka Soomaaliya ee barnaamijka deyn ka-cafinta dalalka saboolka ah deymaha badan lagu leeyahay …

25th September 2024  admin  

Haddii uu madaxweyne Culusoow ku fashilmay Dhuusamareeb, New york Guul ma ka keeni karaa? Madaxweynaha Xasan Culusoow, oo sanad dhowaad ku sugnaa magaalada Dhuusa mareeb ee xarunta gobolka Galguduud, oo aan la kulmin cid aan ka soo jeedin beesha Hawiye …