27th July 2024  admin  Category :

Isaaqa dega gobolka Sanaag ayaa sheegay inay dhul iyo xeeb u hayaan Itoobiyaanka.

Ninka ugu magcaaban jabhadda SNM gobolka Sanaag, oo dhowr mar oo hore maleeshiyo beleed soo hubeeyey si ay u qabsadaan degaano ayna beeshiisu degin oo xeebta gobolka Sanaag ah ayaa hadda sheegay inay Bad u hayaan Itoobiyaanka oo ay doonayaa inay sanaag yimaadaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*