Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th May 2025 admin
Cabdi Xaashi oo ka digey in la qabto doorasho hal dhinac ah Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa markale ka digey in guddiga doorashada xildhibaanada gobolada waqooyi ay qabtaan doorasho hal dhinac ah. Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ka hadlayay kulan ay isugu yimaadeen garabka uu hoggaamiyo siyaasiyiinta ka soo jeeda […]

29th May 2025 admin
Godoomiyihii Doorashooyinka maamulka SNM ee gobolka Sool oo la dilay Cabdullaahi Laba Go’ le, Oo ahaa guddoomiyihii komishinka Doorashooyinka Maleeshiyaadka Jabhadda SNM Ee Gobolka Sool, ee soo saaray Xildhibaandii gobolka Sool ee maamulka Hargaysa ayaa cawa la dilay magaalada Laascaanood. Marxuumka ayaa ka soo jeeday beesha Dhulbahante Jaamac Siyaad

29th May 2025 admin
MADAXWEYNAHA DOWLAD GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED OO MAANTA SOO SAAREY LIISKA QAAR KA MID AH MUSHARIXIINTA AQALKA SARE Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicaziz Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta soo saaray liiska qaar kamid ah musharaxiinta u tartameysa Aqalka Sare Baarlamaanka Soomaaliya. Musharaxiinta uu Madaxweynaha Koonfur Galbeed soo saaray ayaa gaaraya ilaa 10 Musharax oo […]

29th May 2025 admin
Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Maxamuud Nuur iyo xubno la socotay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Maxamuud Nuur, Xildhibaanka Aqalka Baarlamaanka ee Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka iyo wafdi uu hoggaaminayo. Wafdiga Maraykanka ee uu hoggaaminayo Xildhibaan Maxamuud Nuur ayaa Puntland kala qeybgalaya dabaaldega mubaasabadda 1-da August, sanad-guurada […]

29th May 2025 admin
Afhayeenka Ciidammada Booliska Jubbaland ayaa ka warbixiyay qarixii maanta lala eegtay gaari ay saarnaayeen ciyaartoyda mid kamid ah kooxaha heerka koowaad ee horyaalka Jubbaland.

29th May 2025 admin
Qabashada doorashada Aqalka Sare ee Soomaaliya iyo soo xulista xildhibaanada ka mid noqonaya ayaa socota. Sida aan ognahay gobol kasta oo ka mid ah siddeed iyo tobbankii gobol ee dalka, waxaa la siiyey midkiiba 3 xubnood. Hase ahaatee, waxaa jira caqabado badan oo ay ugu weeyn tahay caddaaladdarro baahsan oo ka dhex jirta beelaha dhexdooda […]