29th March 2024  admin  Category :

MADAXWEYNAHA DOWLAD GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED OO MAANTA SOO SAAREY LIISKA QAAR KA MID AH MUSHARIXIINTA AQALKA SARE

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicaziz Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta soo saaray liiska qaar kamid ah musharaxiinta u tartameysa Aqalka Sare Baarlamaanka Soomaaliya.

Musharaxiinta uu Madaxweynaha Koonfur Galbeed soo saaray ayaa gaaraya ilaa 10 Musharax oo ku tartamaya shan kamid ah kuraasta Aqalka sare ku mataya dowlad Goboleedka Jubbaland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*