9th February 2023  admin  Category :

Godoomiyihii Doorashooyinka maamulka SNM ee gobolka Sool oo la dilay

Cabdullaahi Laba Go’ le, Oo ahaa guddoomiyihii komishinka Doorashooyinka Maleeshiyaadka Jabhadda SNM Ee Gobolka Sool, ee soo saaray Xildhibaandii gobolka Sool ee maamulka Hargaysa ayaa cawa la dilay magaalada Laascaanood.

Marxuumka ayaa ka soo jeeday beesha Dhulbahante Jaamac Siyaad

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*