29th March 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Maxamuud Nuur iyo xubno la socotay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Maxamuud Nuur, Xildhibaanka Aqalka Baarlamaanka ee Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka iyo wafdi uu hoggaaminayo.

Wafdiga Maraykanka ee uu hoggaaminayo Xildhibaan Maxamuud Nuur ayaa Puntland kala qeybgalaya dabaaldega mubaasabadda 1-da August, sanad-guurada 23-aad ee ka soo wareegatay markii Puntland la’asaasay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*