Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th April 2025  admin  

Guddiga Maamulka Doorashada Beesha Isaaq ee Xildhibaannada labada Aqal ayaa iska doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye kuxigeen, sida lagu shaaciyay barta Facebook ee Guddiga Doorashada FIET. Khadar Xariir Xuseen ayaa loo doortay Guddoomiye, halka Najiib Xuseen Samaale loo doortay Kuxigeen. Xubnaha is doortay ayaa ahaa 7 xubnood oo isugu jiray afar xubnood oo ka mid ahaa […]

24th April 2025  admin  

Raysal Wasaare Rooble oo lagu soo dhoweeyey magaalada Garbahaarray ee gobolka Gedo, halkaasi oo kamid ah meelaha ay doorashada ka dhacayso. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho uu ugu kuur-geliyey baahiyaha ciidanka kugu tagey Ciidanka Xoogga ee ku sugan Garbahaaray ayaa ku boggaadiyey difaaca dalka iyo howlgallada ay ku beegsanayaan […]

24th April 2025  admin  

Waa maxay sababta Puntland ay wax uga qaban wayday Bililiqada Buuraha Cal madow?. Muuqaalk hoose waa Buurta Cal madow ee gobolka Sanaag oo in badan oo ka mid ah ay horay ugu sugnaayeen Argagixisada, ayaa hadda intii soo hartayna waxa la doonayaa in la nabaad guuriyo, iyada oo mar marsiinyo laga dhiganayo Dahab ayaan ka […]

24th April 2025  admin  

Taliyaha Hawlgelinta ciidamada PMPF G/S Cabdiraxmaan Jaamac Maxamed ayaa Warbaahinta warbixin ka siiyey hawlgallada Ciidamada Dowladda Puntland ka wadaan buuralayda Calmiskaad, kuwaasi oo lagu soo af-meerayo firxadka Argagixisada.

24th April 2025  admin  

Magacyada 8-da gabdhood ee ay SNM ka afduubatay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool , maali ka dib markii ay Boorame ku toogteen Wilkii reer Puntland ee Calanka Soomaalida Xidhnaa 1-Ubax Maxammed Cabdi. 2-Najex Suleemaan. 3-Kaltuun Maxammed Axmed 4-Adna Maxammed Cali 5-Najma Jimcaale Cabdi 6-Foosiya Aadan Xuseyn…. 7-Xayaat Xasan Cige 8-Muna Kooreeye.

24th April 2025  admin  

Horay waxaynu Muqdisho ugu aragnay, Bukaan sariir Cisbitaal jiifa oo aan iskii u neefsan karin oo mishiinkii Hawada inuu qaato ka kaalmeenayey uu ka siibay Jeneraal ciidan, sidaasna uu ku naf waayey. Waxaan kale oo aan ku aragnay macalin jaamacadeed oo aabhiis Sarkaal booliis yahay oo ka tirsan ururka Alshabaab oo dilaya ardadiisii Jaamacadda Maanta […]