
13th July 2026 admin Category :
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Nairobi kulan kula qaatay qaar ka mid ah ganacstada Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas Kenya magaalada ee dalka Kenya .







