Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

25th April 2025  admin  

Maxaa Gobolka Banaadir ka hortaagan in shacabka lacagaha canshuurta ay ka qaadaan ay ku dhisaan tubooyinka qaada biyaha roobka iyo kuwa bixiya wasakhda?.

25th April 2025  admin  

Riditaanka Gudoomiyaha Baarlamaanka waa in gaarsiiyaa codaynta Lixdan Xildhibaan Intii la aas-aasay maamulka Puntland, waxaa xilka mooshin looga qaaday in ka badan 4 guddoomiye baarlamaan oo dhammaantood kasoo wada jeeda hal deeggaan. Dhammaantood waxaa lagu riday la xisaabtan ku aadan maamulka oo ay doonayeen darteed. Hadaba, intaa Puntland ay soo jirtay ma dhicin madaxweeyne ama […]

25th April 2025  admin  

Xildhibaannada Golaha Wakiilladda DPL ayaa Maanta Cod Aqlabiyad-leh dib-ugu-celiyey Xukuumada Hindise-Xeereedka Dhawrista Goobaha Taariikhiga ah ee Puntland.

25th April 2025  admin  

Ismaamulka Soomaalida: Waa laga yaabaa in Tigray ciidan u dirno Dowlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa sheeegtay inay suurta gal tahay inay ciidamo ka tirsan kuwa maamulka ay u diraan dhinaca Gobolka Tigray ee Waqooyi Ethiopia si ey uga qeyb qaataan dagaalada halkaa ka socda, laakiin ilaa iyo hadda aysan jirin ciidamo ay direen. Wareysi gaar […]

25th April 2025  admin  

eni, ayaa ka qeybgalay kulan Qado Sharaf ah oo ay ku casumeen qaar ka mid ah Jaaliyadda Puntland ee dalka Kenya. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay kulan Qado Sharaf ah oo ay ku casumeen qaar ka mid ah Jaaliyadda Puntland ee dalka Kenya. Kulanka ayaa Madaxweynaha looga mahadceliyay shaqadii wanaagsan […]

25th April 2025  admin  

Rooble oo soo dhaweeyey Jadwalka doorashooyinka ee ay soo saareen Guddiga Hirgelinta doorashada Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay jadwalka hannaanka doorashooyinka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee uu soo saaray Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT. “Waxaan soo dhaweynayaa oo bogaadinayaa jadwalka ay shaaciyeen guddiga maamulka doorashooyinka […]