Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

25th April 2025  admin  

Jeff Bezos: Maxay maalqabeennada adduunka u daneynayaan inay tagaan hawada sare? Maalqabeenka iska leh shirkadda Amazom, Jeff Bezos ayaa maanta u duulay hawada sare, isagoo raacay dayax-gacmeedkii ugu horreeyay ay dad rakaab ah raacaan kaas oo lagu magacaabo New Shepard. Waxaana safarkan uu ku tegayo hawada sare ku wehliya Mark Bezos oo la dhashay Jeff […]

25th April 2025  admin  

Galka Baarista: Khilaaf ka dhex-taagan Talisyada Ciidanka Xoogga Dalka iyo Amisom Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay muran iyo khilaaf u dhaxeeya saraakiisha sare ee ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo wiiqay howl-galladii ka dhanka ahaa Al-Shabaab. Khilaafkan oo si gaar ah uga dhaxeeya taliyaha ciidamada xoogga dalka iyo kan Amisom ayaa […]

25th April 2025  admin  

Bahda ALLSANAAG waxay hambalyo hawada u marinayaa dhammaan ummadda Islaamka ah meel kasta oo ay joogaan, dhammaan iyo shacabka Soomaaliyeed anigoo ugu hambalyeynaya munaasabada CIID AL ADXA oo berri ku beegan waxaan Alle idiinka rajaynayaa caafimaad iyo farxad inaad ku ciidaan. This Gambian uncle is so cute?? Eid Mubarak everyone pic.twitter.com/KMgoW1ZhSY — ice (@iicee3a) July […]

25th April 2025  admin  

Mareykanka oo Soomaalida u kordhiyey mudada sharciga TPS Xoghayaha Amniga Gudaha ee Dowladda Maraykanka Alejandro N. Mayorkas ayaa ku dhowaaqay in dadka Soomaalida ah ee sharciga aan ku lahayn Maraykanka 18 bilood lagu kordhiyey waqtiga ay sii joogi karaan waddankan. Waxa uu sidoo kale sheegay in Soomaaliya mar kale loo asteeyey inuu yahay waddan ay […]

25th April 2025  admin  

WARAYSI/ MUSHARAX MADAXWEYNE DF SOMALIYA DR C/RAXMAAN MAXAMED CABDI XAASHI Waraysigan uu siiyey Musharax Madaxweyne dowlada federalka Somaliya Dr C/raxman Maxamed Xaashi,Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan ,wuxuu kaga hadlay sababaha ku kalifey inuu isu sharaxo madaxweynaha somaliya ,sida amni darada ,musuq maasaqa hareeyey dhaqaaalaha iyo qaybaha kale ee dowlada ,dib u dhaca dhinaca garsoorka iyo […]

25th April 2025  admin  

Midowga Musharaxiinta oo walaac xoogan ka muujiyay in doorashada xilligeedii la qabto Midowga Musharaxiinta oo galabta illaa caawa shir uga socday Hotelka Jazeera ayaa ka soo saaray war saxaafadeed ay uga hadlayaan xaalada doorashada iyo caqabado ay sheegeen in haddii aan xal degdeg ah loo helin inay dib u dhac ku keeni karto habsami u […]