26th July 2024  admin  Category :

WARAYSI/ MUSHARAX MADAXWEYNE DF SOMALIYA DR C/RAXMAAN MAXAMED CABDI XAASHI

Waraysigan uu siiyey Musharax Madaxweyne dowlada federalka Somaliya Dr C/raxman Maxamed Xaashi,Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan ,wuxuu kaga hadlay sababaha ku kalifey inuu isu sharaxo madaxweynaha somaliya ,sida amni darada ,musuq maasaqa hareeyey dhaqaaalaha iyo qaybaha kale ee dowlada ,dib u dhaca dhinaca garsoorka iyo waxka qabasho la’aatiisa, bulshada intooda waxqabankara in la siiyo shaqooyinka ku haboon,iyo arimo kale oo badan

Sidoo kale wuxuu ku dheeraaday dhibaatooyinka hortaagan in  dowladnimada somaliya  hanaqaado,sida 4.5ka oo waxkasta lagu salaynayo ,Madaxweynaha hogaanka qabta oo waxqabadkooda ku soo kooba sideebaad mar labaad u soo noqotaa, qaabka khaldan ee habka ah doorashada dadban , wax ka qabasha la’aanta horumarinta dhaqaalaha ,dhamaystir la’aanta dastuurka iyo arimo badan oo muhiima.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*