8th May 2024  admin  Category :

Galka Baarista: Khilaaf ka dhex-taagan Talisyada Ciidanka Xoogga Dalka iyo Amisom

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay muran iyo khilaaf u dhaxeeya saraakiisha sare ee ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo wiiqay howl-galladii ka dhanka ahaa Al-Shabaab.

Khilaafkan oo si gaar ah uga dhaxeeya taliyaha ciidamada xoogga dalka iyo kan Amisom ayaa saameyn ku yeeshay howlgalladii ay dhowaan ciidamada dowladda ka fuliyeen gobolka Shabeellaha Dhexe.

Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*