Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd May 2025 admin
Dacwad ka dhan ah dowladda Soomaaliya oo loo gudbiyay maxkamadda dambiyada ee ICC Ururka ay ku mideysaniyiin qareennada Soomaaliyeed ee qurba joogta ah oo fadhigiisu yahay magaalada Melbourne ee waddanka Australia ayaa dacwac ka dhan ah dowladda Soomaaliya u gudbiyay maxkamada caalamiga ee dambiyada dagaalka ee ICC ee magaalada The Hague. Wariyaha VOA ee dalka […]

2nd May 2025 admin
Madaxweyne Deni oo u jawaabay Wasiir Jamaal. “Doorashada Federaalka, dad naga maqnaa oo nidaamka daganaanta iyo sharciga soo ilaaway in ay buuq noo keenaan……..”

2nd May 2025 admin
Waa kuma siyaasiga Beesha Daarood ee bedeli doona Farmaajo? Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Famaajo. oo afartii sano ee ugu danbaysay dalka soo hogaaminayey ayaa mar walba haystay % 80 iyo badan kalsoonida bulshada Soomaaliyeed. Dhowrkii bilood ee ugu danbaysay maalinba maalinta ka sii danbaysa kalsoonidii uu madaxweyne Farmaajo ka haystay shacabka Soomaaaliyeed hoos ayeey u […]

2nd May 2025 admin
Markaan tabar hayey Talo baanan hayn, hadda oo aan Talo hayana Tabar baanan hayn!!! Wasiir Jamaal, afartii sano ee uu ahaa Wasiirka aan dhicin oo ay u dheerayd xildhibaanimadu oo uu Muqdisho wax kula waalaaqanayey Saaxiibkiis Farmaajo Kama hadlin dayaca iyo darxumada uu hadda tirinayo ee ka jirta degmadii uu u dhashay, kulamana uusan shaqayn […]

2nd May 2025 admin
Siyaasiga ay Kuriga Dhahareed ku wada tartamayaan Wasiir Jamaal

MADAXWEYNAHA OO QADO SHARAF U SAMEEYAY CARRUURTA AGOONTA AH EE KU JIRTA XARUNTA AGOOMAHA EE GAROOWE.
2nd May 2025 admin
MADAXWEYNAHA OO QADO SHARAF U SAMEEYAY CARRUURTA AGOONTA AH EE KU JIRTA XARUNTA AGOOMAHA EE GAROOWE. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo Jimce ah Qasriga Madaxtooyada kulan Qado sharaf ah ugu sameeyay Carruurta Agoonta ah ee ku jirta xarunta agoomaha ee Garoowe. Munaasabadda waxay isugu jirtay booqasho Caruurta loogu sameeyay Madaxtooyada […]