18th April 2024  admin  Category :

Dacwad ka dhan ah dowladda Soomaaliya oo loo gudbiyay maxkamadda dambiyada ee ICC

Ururka ay ku mideysaniyiin qareennada Soomaaliyeed ee qurba joogta ah oo fadhigiisu yahay magaalada Melbourne ee waddanka Australia ayaa dacwac ka dhan ah dowladda Soomaaliya u gudbiyay maxkamada caalamiga ee dambiyada dagaalka ee ICC ee magaalada The Hague.

Wariyaha VOA ee dalka Australia Ibraahim Cumar Baafo ayaa dacwadan ka wareystay guddoomiyaha ururkaasi Garyaqaan Yuusuf Cabdi Faarax, ugu horeyna waxa uu weydiiyey dacwaddan ay gudbiyeen waxa ay ku saabsaneyd.

Ururka ay ku mideysaniyiin qareennada Soomaaliyeed ee qurba joogta ah oo fadhigiisu yahay magaalada Melbourne ee waddanka Australia ayaa dacwac ka dhan ah dowladda Soomaaliya u gudbiyay maxkamada caalamiga ee dambiyada dagaalka ee ICC ee magaalada The Hague. Wariyaha VOA ee dalka Australia Ibraahim Cumar Baafo ayaa dacwadan ka wareystay guddoomiyaha ururkaasi Garyaqaan Yuusuf Cabdi Faarax, ugu horeyna waxa uu weydiiyey dacwaddan ay gudbiyeen waxa ay ku saabsaneyd.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*