Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th May 2025 admin
Wasiirka Amniga dowlad goboleedka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa iska casilay xilka Wasiirnimada uu ka hayay Maamulka Galmudug kadib markii uu soo kala dhex galay isfaham waa Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor. Qoraal uu soo dhigey bartiisa Facebook ayuu Wasiirka Amniga Galmudug ku cadeeyay inuu istiqaaladiisa uu u gudbiyay Madaxweynaha Galmudug balse laguma cadeyn […]

4th May 2025 admin
Beelo Soomaaliyeed oo degan Ceerigaabo ayaa baryaya inaan Hantidooda aan la dhicin? Hadaba su’aasha iswaydiinta mudan ayaa waxay tahay Ceerigaabo yaa leh oo doonaya inay ka sameeyaan denbiyo caalami ah iyo kuwii ay beeluhu ku wada joogeen?

4th May 2025 admin
Caawa iyo Dooda Ururada siyaasadda ee Degmada Qardho

4th May 2025 admin
Abiy Ahmed Oo Magacaabay Golihiisa Wasiirada Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa magacaabay Golihisa Wasiirada cusub oo ka kooban 22 Wasiir,kadib markii dhawaan loo dhaariyay shanta sano ee soo socota inuu hayo xilka ra’iisul wasaaraha dalka Ethiopia. Abiy Ahmed ayaa mar kale dib u magacaabay Demeke Mekonnen Ra’iisul Wasaare Kuxigeen iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda […]

4th May 2025 admin
Dowladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kala saxiixday heshiis lagu horumarinayo Radio Muqdisho Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe iyo Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya Alberto Vecchi oo kala saxiixday heshiis ayaa si rasmi ah u shaaciyay in Raadiyo Muqdisho lagu soo kordhin doono Luuqadda Talyaaniga oo horey uga […]

4th May 2025 admin
Sawirkan beesha Jareer weyn lagu cunsuriyenayo qaab dhismeedka jirkooda Caalamka ha la gaarsiiyo. 1/2: BUUHOODLE: Qoysaskii Somaliland ka soo Barakicisay Laascaanood oo Buuhoodle soo gaaray pic.twitter.com/uK0dgwuney — Radio Daljir (@radiodaljir) October 5, 2021