Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th March 2025 admin
Geelaha Jabuuti oo Isim Guud u magcaabay Soomaalida Ugaas Maxamuud Cali Ugaas oo ka soo jeeda bbeesha Hawiye, ayaa Madaxweynaha Jabuuti aqoonsaday mid ka mid ah shakhsiyaadka muhiimka ah ee shaqada wanaagsan u qabta bulshada. Warqad ka soo baxday Urur Gobaleedka IGAD ayaa Ugaaska loogu magacaabay inuu xubin ka noqdo Gole cusub oo ay isugu […]

24th March 2025 admin
Madaxweyne Deni oo kormeeray Taliska Guud Ciidamada illaalada Xeebaha Puntland. Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo kormeeray Taliska Guud ee Ciidamada illaalada Badda iyo Beriga ee PMPF ayaa kulan la qaatay Agaasimaha Guud taliska iyo hoggaanada Taliska. Mas’uuliyiinta iyo Saraakiisha ciidamada ayaa Madaxweynaha Warbixin ka siiyay shaqooyinka Amni ee u qabsoomay, tababarada ciidanka, […]

24th March 2025 admin
Muuse Biixi iyo Ismaacii Cumar Geele ayaa isku deyaya sidii ay waxba kama jiraan uga dhigi lahaayeen kacdoonkii shacabka SSC, waxeeyna dedaal ugu jiraan sidii ay u fashilin lahaayeen. Hadaba, shirkii Muqdisho ka dhacay ayaa madaxweeynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele waxa uu soo hordhigay shirkaas arrinta Laascaanood, isagoona isku deyaya in arrintaas lagu soo jeediyo […]

24th March 2025 admin
Meydka nin Soomali ah oo la helay kadib markii labo bilood kahor lagu waayay Canada Cali xuseen Jibril oo ka mid ahaa wax garadka Soomalida lana la’aa tan iyo bilowgii bishii December ayaa galbta maydkiisa laga helay koofurta magaalada Edmonton ee gobalka Alberta. Ciidamada booliska ee Edmonton oo tan iyo markii ninkaan la waayay waday […]

24th March 2025 admin
Xaadoow oo maaxweynuhu shalay magcaabay ayaa durba ka qayb qaatay musuqmaasaqa reer Muqdisho ay ka wadaan gudaha Soomaaliya Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Adan Xaadoow ayaa guddomay gaadiid ay dowladda Kuuriya ugu deeqday Wasaaradda Arimaha Dibada Dibada iyo Iskhaashiga Caalamiga ah. Gaadiidkan oo ka koobnaa afar(4) gaari oo […]

24th March 2025 admin
Garaad Jaamac oo ka jawaabay hadalkii Muuse Biixi Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay ka hadlay xaaladda magaalada Laascaanood iyo ciidanka Somaliland ee gobolka Sool ku sugan. Waxaa haddaba hadalka madaxweynaha Somaliland maanta ka jawaabay Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka mid ah madaxda dhaqanka ee ka qaybgalaysa shirka ka socda magaalada Laascaanood.