26th April 2024  admin  Category :

Geelaha Jabuuti oo Isim Guud u magcaabay Soomaalida

Ugaas Maxamuud Cali Ugaas oo ka soo jeeda bbeesha Hawiye, ayaa Madaxweynaha Jabuuti aqoonsaday mid ka mid ah shakhsiyaadka muhiimka ah ee shaqada wanaagsan u qabta bulshada.

Warqad ka soo baxday Urur Gobaleedka IGAD ayaa Ugaaska loogu magacaabay inuu xubin ka noqdo Gole cusub oo ay isugu imaanayaan shakhsiyaadka caanka ah ee loo tixgeliyay inay waxqabad weyn u hayaan bulshooyinka ku nool gobalka Bariga Afrika.Shir ka dhacay Mombasa oo ay martigelisay Urur Goboleedka IGAD ayaa lagu martiqaaday Duubabka dhaqanka

waxaana golahan cusub ee loo yaqaano IGAD Council of Iminent Persons oo xubinnimadiisa ay noqoneyso muddo shan sano ah oo la cusbooneysiinayo hal mar oo kaliya.

Ugaaskan Hawiye, oo sida muuqata ka guulaystay Nabadoon Xasan Xaad , ayaan horay Soomaalida intooda badan u aqoon. Sida muuqatana waxa caleemo saaray kaligii taliyaha Jabuuti

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*