Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

21st March 2025  admin  

Maxamed Maxamuud Cumar, waa muwaadin ka soojeeda magaalada Beledweyn ee gobolka Hiiraan oo muddo fara-badan ku noolaa magaalada Badhan, waxa uu maanta isu-diiwaangeliyey ka qayb qaadasha doorashada golayaasha degaanka Puntland, gaar ahaan degmada Badhan ee gobolka Sanaag si uu xuquudiisa u helo, waajibaadka saaranna u guto.

21st March 2025  admin  

Maxay ka dhigan tahay tallabadii Jamhuurigu ay Ilhaan Cumar uga saareen guddiga arrimaha dibadda? Xubnaha Jamhuuriga ee Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa shalay u codeeyey inay Ilhaan Cumar oo Dimoqraadi ah ka saaraan Guddiga Arrimaha Dibedda, ayaga ku eedeeyey hadallo ka dhan ah Israel, waxaana tallaabadan ay sii xumeyneysa xiisadda siyaasadeed ee labada xisbi. Dimoqraadiga ayaa […]

21st March 2025  admin  

Sheekada maxbuus laga sii daayey Guantanamo Bay oo ay hore jidh-dil u geysatay CIA Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay in Majid Khan oo u dhashay dalka Pakistan oo ku xidhnaa xabsiga Guantanamo Bay, in loo wareejiyey Belize oo ah dal yar oo ku yaalla badhtamaha qaaradda Ameerika. Maxbuuskan ayaa hore u shaaciyey inay jidh-dileen hay’adda sirdoonka […]

21st March 2025  admin  

Dood kulul Ma dhabaa in dawladda MW Xasan ay u ololaynayso ciidamada shisheeye magaca looga badali

21st March 2025  admin  

Geelaha Jabuuti oo Isim Guud u magcaabay Soomaalida Ugaas Maxamuud Cali Ugaas oo ka soo jeeda bbeesha Hawiye, ayaa Madaxweynaha Jabuuti aqoonsaday mid ka mid ah shakhsiyaadka muhiimka ah ee shaqada wanaagsan u qabta bulshada. Warqad ka soo baxday Urur Gobaleedka IGAD ayaa Ugaaska loogu magacaabay inuu xubin ka noqdo Gole cusub oo ay isugu […]

21st March 2025  admin  

Madaxweyne Deni oo kormeeray Taliska Guud Ciidamada illaalada Xeebaha Puntland. Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo kormeeray Taliska Guud ee Ciidamada illaalada Badda iyo Beriga ee PMPF ayaa kulan la qaatay Agaasimaha Guud taliska iyo hoggaanada Taliska. Mas’uuliyiinta iyo Saraakiisha ciidamada ayaa Madaxweynaha Warbixin ka siiyay shaqooyinka Amni ee u qabsoomay, tababarada ciidanka, […]