26th April 2024  admin  Category :

Maxay ka dhigan tahay tallabadii Jamhuurigu ay Ilhaan Cumar uga saareen guddiga arrimaha dibadda?

Xubnaha Jamhuuriga ee Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa shalay u codeeyey inay Ilhaan Cumar oo Dimoqraadi ah ka saaraan Guddiga Arrimaha Dibedda, ayaga ku eedeeyey hadallo ka dhan ah Israel, waxaana tallaabadan ay sii xumeyneysa xiisadda siyaasadeed ee labada xisbi.

Dimoqraadiga ayaa kalfadhiggii hore guddiyo ka saaray xubno Jamhuuri ah oo ka tirsan garabka-midig ee fog, kuwaas oo lagu eedeeyey hadallo rabshad hurin ah.

Haddaba, Caasha Ibrahim Aden ayaa khadka taleefanka kula xiriirtay Xaashi Shaafi oo ka tirsan xisbiga Demuqraadiga iyo Feysal Derri oo ka tisan xisbiga Jamhuuriga, waxayna wax ka weydiisay waxa ay ka dhigan tahay in Ilhan Cumar laga saaro guddiga arrimaha dibadda ee Congresska,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*