10th May 2024  admin  Category :

Maxamed Maxamuud Cumar, waa muwaadin ka soojeeda magaalada Beledweyn ee gobolka Hiiraan oo muddo fara-badan ku noolaa magaalada Badhan, waxa uu maanta isu-diiwaangeliyey ka qayb qaadasha doorashada golayaasha degaanka Puntland, gaar ahaan degmada Badhan ee gobolka Sanaag si uu xuquudiisa u helo, waajibaadka saaranna u guto.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*