Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th March 2025 admin
Beesha Xaswaadle iyo Madaxweyne Culusoiw ayaa shirkii u socday ku kala kacay Nabadoonka Guud Ee Besha Xawaadle Nabadon Cabdi Gardhere” Oo Shegay Kulamadii Hiiran State iyo madaxweynaha Hassan Sheikh Mohamud Uu Natiijo La’aan Kuso Dhamaday. Nabadoonka Guud Ee Besha Xawaadle Nabadon Cabdi Gardhere" Oo Shegay Kulamadii Hiiran State iyo madaxweynaha hassan sheikh mohamud Uu Natiijo […]

6th March 2025 admin
Xaflad caawa lagu Qabtay Oodweyne oo lagu kala dareeray markii Xabadi ka dhacday goob u dhow Xaflad lagu taageerayey Maleeshiyaadka SNM oo ka socotay caawa fiidkii magaalada Oodweyne, ayaa gabi ahaanba lagu kala dareeray markii ay xabadi ka dhacday goob ku dhow goobtii xafladu ka socotay. Wararka ayaa sheegaya in qof aan la garani xabad […]

6th March 2025 admin
Wasiirka Gaashaanhiga oo ku sheegay in Siyaasiyiinta Hawiye e eedeeyey edeeyey ay yihiin argagixiso. Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Hirshabeel Waare isaga oo ah Ergay gaar ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha xasillinta, waxa uu niyad jab ku abuuraya ciidanka Xoogga ee ku howlan la dagaallanka iyo ciribtirka Argagixisada AS, sidoo kale waxa uu […]

6th March 2025 admin
Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre ayaa caawa booqasho iyo salaan ugu tagay Shiikh Cabdirashiid Shiikh Cali Suufi oo ka mid ah culimada waaweyn ee Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Doha ee dalka Qatar.Shiikh Cabdirashiid ayaa umadda Soomaaliyeed ugu duceeyay in Allaah Subxaanuhu Wa Tacaalaa ka dulqaado dhibaatooyinka heysta.

6th March 2025 admin
Wiil isaga iyo qoyskiisaba Soomaaliya lagu takooray midabka maqaarkooda Cilmi Bile Maxamed oo 25 jir ah oo ka hadlayay takoorka uu kala kulmayo Soomaalida xaaladda caafimaad ee loo yaqaan Albino awgeed ayaa yiri: “Dadku waxay igu dhahaan waxaa tahay dad qalato caruurta cuna, way iga argagaxeen”. Cilmi ayaa tan iyo markii uu ka soo tagay […]

6th March 2025 admin
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in la xiray saraakiil lagu eedaynayo inay ciidanka kasoo saareen furimaha dagaalka. Madaxweynuhu ma uusan sheegin tirada saraakiisha la xiray, hase yeeshee waxa uu sheegay in sharciga lala tiigsan doono. “La isku darsanmaayo, dadka goobaha cadawga aan soo bannaynin la mid ma noqon doono kii iyadoo oo cadawga […]