Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st May 2024  admin  

Xukuumadda Mustafe Omar oo iska fogeysay inay ku lug leeyahay dagaalka Laascaanood Xukuumadda Dawlada Deegaanka Soomaalida ayaa iska fogeysay eed la xiriirta in ciidamadoodu ay ku lug leeyihiin dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool, kadib markii masuuliyiinta Somaliland ay ku eedeeyeen in ciidanka DDS ay qeyb ka yihiin dagaalka looga soo horjeedo maamulkooda.

1st May 2024  admin  

Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Hargeeysa ayaa laga sugayey ineey kala baxaan ciidankooda dhulka SSC, balse war ay maanta soo saareen madaxda maamulkaas ayeey ku sheegeen in ciidanka tolka ah ee soo gurmaday ay ka baxaan magaaladda Laascaanood. Shacabka gobolka Sool ayaa aayahooda ka tashaday, waxaana ayaan darro ah in beesha Isaaq aysan weli quusan oo […]

1st May 2024  admin  

Qatar oo maanta dhaarisay ra’iisul wasaare cusub Wakaaladda Wararka Qatar ee QNA ayaa sheegtay in Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al Thani loo dhaariyey madaxda cusub ee dowladda, ayada oo aan bixin faah-faahin intaas dheer. Amiirka xukuma Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani ayaa inta badan xilalka ugu sarreeya dowladda kasoo magacaaba qoyska dalka xukuma. […]

1st May 2024  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Sharciyada Cunaqabateynta Maaliyadeed ee ciman, Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka iyo Korontada Qaranka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xoogga saaraya hirgelinta hannaan dowladnimo oo ku dhisan sharci iyo xeerar nidaamiya hay’adaha  iyo awoodda dowladda ayaa saxiixay Sharciga Cunaqabataynta Maaliyadeed ee Cayiman, Sharciga Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda […]

1st May 2024  admin  

Israa’iil ayaa dooneeysa in ay xiriir la sammeeysato dawladdaha Indooniishiya, Muriteeniya, Soomaaliya iyo Neeyjar. Wasiirka Arrimaha Dibbedda ee Israa’iil ayaa arrintan dabbadda ka riixaya. Soomaaliya iyo Israa’iil welligood xiriir dublimaasiyeed ma yeelan, laakiin waxa ay sheegeen in sanadkii hore ay soo baxayeen warar sheegaya in Madaxweeyne Xasan Shiikh uu aad u xiiseenayo in uu xiriir […]

1st May 2024  admin  

BY Shirit Avitan Cohen (March 8, 2023 / Israel Hayom) Israel is working to expand the Abraham Accords with four other nations, Israel Hayom learned this week.  Foreign Minister Eli Cohen is working to normalize ties with Mauritania, Somalia, Niger and Indonesia, sources said.  Prime Minister Benjamin Netanyahu is—of course—also involved in efforts behind the scenes, as are the U.S.’s […]