21st May 2024  admin  Category :

Xukuumadda Mustafe Omar oo iska fogeysay inay ku lug leeyahay dagaalka Laascaanood

Xukuumadda Dawlada Deegaanka Soomaalida ayaa iska fogeysay eed la xiriirta in ciidamadoodu ay ku lug leeyihiin dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool, kadib markii masuuliyiinta Somaliland ay ku eedeeyeen in ciidanka DDS ay qeyb ka yihiin dagaalka looga soo horjeedo maamulkooda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*