Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th April 2024  admin  

Dal Muslim ah oo dumarkiisa ay u dabaaldegaan furriinka Waxaa dhif ah in la arko in dumar badan oo ku nool caalamka inay sameeyaan dabaaldegyo ay ku xusayaan furriinka. Si kastaba ha ahaatee, dalka Mauritania, oo ah waddan Muslim ah, ayaa dumarka la furay waxay qabsadaan xaflado ay ku maamuusayaan kadib furriinkooda. Furriinka waxaa loo […]

30th April 2024  admin  

Marar badan oo hore ayeeynu soo daabcnay qoraalka hoose si dadku ay u fahmaan shirqoolkii iyo xummaanta ay ku heshiiyeen beesha Isaaq ee ku aadan beelaha Dhulbahante, Gadubiirsi, Ciise iyo Warsangeli. Maanta waxa ay beesha Isaaq lawada ooyayaan oo ay u leeyihiin Laascaanood waa dhulkeena waa wax dabba socda dhagartii ay qorsheeysteen beesha Isaaq. Hadaba, […]

30th April 2024  admin  

Garaad Mukhtaar Garaad Cali oo u waramayey Dhab TV ayaa ka warbixiyey xaaladda Laascaanood, wuxuuna sheegay in madaafiicda ay soo tuurayaan SNMta ay tahay mid joogta ah taas oo socotay tan iyo markii uu daggaalka billowday, balse madaafiicda khasarahoodu uu kala yaryahay. Madaafiicdii shalay ay soo trureen SNMta ayuu garaadku sheegay ineey ku dhaawacmeeyn dad […]

30th April 2024  admin  

Madaxweeyne Xasan Shiikh ayaa markii uu xilka ku guulleeystay dadka badankiisa waxeey aaminsanaayeen in Xasan Shiikh uu markan ka tegi doono taariikh wannaagsan, maadaama markii hore ee uu madaxweeynaha ahaa lagu xasuusto musuqmaasuq baahsan. Hase ahaatee, Xasan Shiikh markan waaba ka sii daray, iyada oo aan sannad u dhammaan ayuu billaabay in isaga, saaxiibadiis iyo […]

30th April 2024  admin  

Bahda Allsanaag, waxay taci tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Cali Xasan Botaan oo maanta ku geeriyooday magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka .  Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano iyo Fardowsa ka waraabiyo Marxuumka, Eheladdi iyo Qaraabadii uu ka tegayna Samir iy Iimaan  uu Allah ka siiyo

30th April 2024  admin  

Maxay ka wadahadleen madaxweyne Xasan Sheekh iyo Amiirka Qadar? Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Qadar uga qeybgalaya shirka Qaramada Midoobay ee dalalka ugu hooseeya caalamka – dhinaca horumarka ayaa la kulmay Amiirka dalkaas Sheekh Tamiim Binu Xamad. “Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Amiirka Qatar ayaa kulankooda ku lafa-guray aayaha xiriirka Labada dal iyo danaha wadajirka […]