Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th April 2024  admin  

Beesha Geri Kombe, ee ka m midka ah beel weynta Daarood ee degta geeska Afrika ayaa ka mid noqday ciidanka bad baadinta shacabka gobolka Sool ee laga bad badinayo duulanka Argagixisnimada SNM

30th April 2024  admin  

Soomaalida Minnesota oo ‘aargoosi’ ku tilmaamay go’aan ay qaadatay Amazon Soomaali fara badan oo ka shaqeeya xarun ay leedahay shirkadda weyn ee Amazon oo taalla degmada Shakopee ee gobolka Minnesota ayaa sheegay inay kasoo horjeedaan go’aan ay shirkaddu ku xireyso xaruntaasi. Waxay Soomaalidu sheegeen in go’aankan uu yahay mid ay shirkaddu uga aargoosanayso shaqaalaha Soomaalida […]

30th April 2024  admin  

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ku eedeeyay Guddoonka baarlamaanka inay ka shaqeynayaan muddo kororsi Xil Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ah Ergayga gaarka ah ee Arrimaha Gurmadka Abaaraha Soomaliya ayaa ka fal celiyey warqad kasoo baxaday Xafiiska Guddomiyaha Baaralamaanka Soomaliya oo ku sabsan wax ka baddelka dastuurka ku meel gaarka ah ee Soomaaliya. Xildhibaan Cabdiraxmaan ayaa ku eedeeyay […]

30th April 2024  admin  

Hadii Dir iyo Dirnimo ay wax tareeyso, maxaa beesha Biimaal ee lagu xasuuqayey Shabeelada Hoose loogu gurman waayeen maalintii ay hiilka u baahnaayeen? Waa maxay sababta ay beesha Habargidir u xasuuqeeysay, dhulka iyo hantida uga xooggeeysay beesha Biimaal hadii ay dhab tahay waxa loogu yeero Urur Samaale? Maalintaas markii Dirtii la waayey ayaa Saado Ali […]

30th April 2024  admin  

Maxay tahay danta isku keentay wadamada Qatar shirka ku leh ee Soomaaliya caawinaya? War qoraal ah oo lagu daabcay bogga internet ka ee Dawladd Qatar ayay ku sheegtay in ay qaban doonto shir ay isugu imaanayaan wadamada kala ah Maraykanka, Ingiriiska, Turkiga, Midowga Imaaraatka Carabta iyo Soomaaliya kaas oo looga hadli doono sidii loo taageeri […]

30th April 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir gudoomiyay Kulanka golaha Wasiirada maamul Goboleedka Jubbaland. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaana shalay gelinkii danbe gaaray magaalada Kismayo ee Caasimadda ku meel gaarka ah ee Jubbaland, waxaa maanta madasha ku wehliyay madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam isagoona golaha uga warbixiyay xaalada guud […]