Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

21st May 2025  admin  

Xiriir dhex-mara Israel iyo Sacuudi Carabiya ‘oo horumar’ laga sameeyey Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka Antony Blinken ayaa Khamiistii sheegay in waddada ku wajahan xiriir dhex-mara Israel iyo Sacuudi Carabiya, oo uu dib u dhigay dagaalka Gaza, ay hadda aragto horumar wanaagsan.” Blinken ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay Qaahira ku sheegay in booqashadii uu […]

21st May 2025  admin  

Wiilka Museveni: Waa kuma wiilkan hore ugu hanjabay inuu Nairobi qabsan doono ee haatan loo magacaabay xil sare? Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni, ayaa wiilkiisa, Gen Muhoozi Kainerugaba, u magacaabay taliyaha ciidamada dalkaas. Kainerugaba ayaa hore u ahaa la taliyaha madaxweynaha, booskaas oo loo dhiibay kaddib markii laga qaaday xilka taliyaha ciidamada lugta, sababo la xiriira […]

21st May 2025  admin  

Soomaali guulo ka gaartay doorashooyin ka dhacay Ohio Magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalka Mareykanka waxaa xaley ka dhacay doorashadii is reeb reebka ee gobolkaasi kusoo baxay Soomaalidii ugu badneyd ee doorasho ka tartanta gobolkaasi. Ismaaciil Maxamed, oo ka tartamey xildhibaan Degmada 3aad iyo Munira Cabdullaahi oo laga soo doortey demgada 9aad oo labadooduba […]

Maxkamad ku taalla Maraykanka oo laashay sharci qaban lahaa dadka darbiyada ka booda ee Soomaalidu ka mid tahay Maxkamad ku taal Maraykanka ayaa hakisay sharciga socdaalka ee gobolka Teksas ee muranka dhaliyay, kaas oo ah mid ka mid ah kuwii ugu adkaa ee noociisa ah, kiis si dhow isha loogu hayo oo dhan Mareykanka. Sharcigan […]

21st May 2025  admin  

Shaqaalaha Shiineeska ee Afrika oo aad hoos ugu dhacay Tirada shaqaalaha Shiinaha ee guud ahaan Afrika ayaa gaartay heerkii ugu hooseeyay in ka badan toban sano, waxaa sidaas muujisay xog cusub oo ka soo baxday Xafiiska Tirakoobka Qaranka Shiinaha.