26th April 2024  admin  Category :

Soomaali guulo ka gaartay doorashooyin ka dhacay Ohio

Magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalka Mareykanka waxaa xaley ka dhacay doorashadii is reeb reebka ee gobolkaasi kusoo baxay Soomaalidii ugu badneyd ee doorasho ka tartanta gobolkaasi.

Ismaaciil Maxamed, oo ka tartamey xildhibaan Degmada 3aad iyo Munira Cabdullaahi oo laga soo doortey demgada 9aad oo labadooduba ka tirsan xibsiga Dimoqraadiga ah ayaa helay kuraastii xildhibananada heer gobol ee Aqalka Wakiillda oo ay u tartameen dhinaca xisbiyadooda.

Haddaba, Sahr Cabdi Axmed ayaa khadka telefoonka ku wareystey xildhibaan Ismaaciil Maxamed oo markale loo doortey booskiisii xildhibaanka degmada 9-aad.

Hadda Ogow Soomaalida ku guulaysatay Doorashooyinkii ka dhacay Maraykanka iyo Qabiilada ay kasoo jeedaan.

1; Ismail Mohamed, Xildhibaanka Degmada 3-aad – Majeerteen Cali Saleebaan.

2-Muniira Abdullaahi, Xildhibaan Degmada 9-aad – Majeerteen Ismaaciil Saleebaan.

3- Mohamud Jamac, Aqalka sanadka Degmada 26-aad – Mareexaan Wagardhac

4-Shirwac Xoosh, Golaha Dhexe ee Xisbiga Dimuqraadiga – Mareexaan Reer Dalal.

5- Hassan Idris, Golaha Dhexe ee Xisbiga Dimuqraadiga – Mareexaan Wagardhac.

doorashooyinkii is reeb-reebka ahayd ee gobolka Ohia waxaa ka mid ah Xuseen Jaabiri oo ka soo baxay dhinaca xisbiga Jamhuuriga isagoo oo u tarmayay degmada lixaad ee golaha deganaka ee Columbus. Ma jirin cid Xuseen Jaabiri kula tartantay

doorashooyinkii is reeb-reebka ahayd ee gobolka Ohia waxaa ka mid ah Xuseen Jaabiri oo ka soo baxay dhinaca xisbiga Jamhuuriga isagoo oo u tarmayay degmada lixaad ee golaha deganaka ee Columbus. Ma jirin cid Xuseen Jaabiri kula tartantay kursigaasi. Hase ahaatee waxay doorashada guud ee November ku tartami doonaan kursigaasi musharraxa kasoo baxa dhinaca xisbiga

doorashooyinkii is reeb-reebka ahayd ee gobolka Ohia waxaa ka mid ah Xuseen Jaabiri oo ka soo baxay dhinaca xisbiga Jamhuuriga isagoo oo u tarmayay degmada lixaad ee golaha deganaka ee Columbus.

Ma jirin cid Xuseen Jaabiri kula tartantay kursigaasi. Hase ahaatee waxay doorashada guud ee November ku tartami doonaan kursigaasi musharraxa kasoo baxa dhinaca xisbiga Demoqraadiga.

Caasha Ibraahim Aaden oo kula xiriirtay khadka taleefanka ee Ohio ayuu uga warramay sida uu arko doorashadii xalay iyo inuu noqdo murashaxa xisbiga Jamhuuriga ee degmada lixaad?

doorashooyinkii is reeb-reebka ahayd ee gobolka Ohia waxaa ka mid ah Xuseen Jaabiri oo ka soo baxay dhinaca xisbiga Jamhuuriga isagoo oo u tarmayay degmada lixaad ee golaha deganaka ee Columbus. Ma jirin cid Xuseen Jaabiri kula tartantay kursigaasi. Hase ahaatee waxay doorashada guud ee November ku tartami doonaan kursigaasi musharraxa kasoo baxa dhinaca xisbiga Demoqraadiga.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*