26th April 2024  admin  Category :

Soomaali guulo ka gaartay doorashooyin ka dhacay Ohio

Magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalka Mareykanka waxaa xaley ka dhacay doorashadii is reeb reebka ee gobolkaasi kusoo baxay Soomaalidii ugu badneyd ee doorasho ka tartanta gobolkaasi.

Ismaaciil Maxamed, oo ka tartamey xildhibaan Degmada 3aad iyo Munira Cabdullaahi oo laga soo doortey demgada 9aad oo labadooduba ka tirsan xibsiga Dimoqraadiga ah ayaa helay kuraastii xildhibananada heer gobol ee Aqalka Wakiillda oo ay u tartameen dhinaca xisbiyadooda.

Haddaba, Sahr Cabdi Axmed ayaa khadka telefoonka ku wareystey xildhibaan Ismaaciil Maxamed oo markale loo doortey booskiisii xildhibaanka degmada 9-aad.

Hadda Ogow Soomaalida ku guulaysatay Doorashooyinkii ka dhacay Maraykanka iyo Qabiilada ay kasoo jeedaan.

1; Ismail Mohamed, Xildhibaanka Degmada 3-aad – Majeerteen Cali Saleebaan.

2-Muniira Abdullaahi, Xildhibaan Degmada 9-aad – Majeerteen Ismaaciil Saleebaan.

3- Mohamud Jamac, Aqalka sanadka Degmada 26-aad – Mareexaan Wagardhac

4-Shirwac Xoosh, Golaha Dhexe ee Xisbiga Dimuqraadiga – Mareexaan Reer Dalal.

5- Hassan Idris, Golaha Dhexe ee Xisbiga Dimuqraadiga – Mareexaan Wagardhac.

Magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalka Mareykanka waxaa xaley ka dhacay doorashadii is reeb reebka ee gobolkaasi kusoo baxay Soomaalidii ugu badneyd ee doorasho ka tartanta gobolkaasi.

Ismaaciil Maxamed, oo ka tartamey xildhibaan Degmada 3aad iyo Munira Cabdullaahi oo laga soo doortey demgada 9aad oo labadooduba ka tirsan xibsiga Dimoqraadiga ah ayaa helay kuraastii xildhibananada heer gobol ee Aqalka Wakiillda oo ay u tartameen dhinaca xisbiyadooda.

Haddaba, Sahr Cabdi Axmed ayaa khadka telefoonka ku wareystey xildhibaan Ismaaciil Maxamed oo markale loo doortey booskiisii xildhibaanka degmada 9-aad.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*