
25th January 2026 admin Category :
Shaqaalaha Shiineeska ee Afrika oo aad hoos ugu dhacay
Tirada shaqaalaha Shiinaha ee guud ahaan Afrika ayaa gaartay heerkii ugu hooseeyay in ka badan toban sano, waxaa sidaas muujisay xog cusub oo ka soo baxday Xafiiska Tirakoobka Qaranka Shiinaha.







