Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

7th May 2025 admin
Arrimaha ku gedaaman heshiiska shidaalka ee Turkiga iyo Soomaaliya ee muranka badan dhaliyay Maalmihii la soo dhaafay waxaa baraha bulshada Soomaalida dood ka abuuray warbixin ay daabacay Nordic Monitor taasi oo ka shaqeysa dabagalka iyo arrimaha cilmi baarisyada waxaana mareegtaasi ay faah-faahisay heshiis la sheegay in sannadkii la soo dhaafay ay kala saxiixdeen Soomaaliya iyo […]

7th May 2025 admin
Maxaad ka ogtahay taariikhda Markabkii Culya 1 ee ka qeyb qaatay difaaca badaha Puntland ,ka hortagga falalka burcad badeednimada iyo

7th May 2025 admin
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la shiray Ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir la yeeshay ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya, kuwaas oo uu kala hadlay iskaashiga istiraatijiyadeed ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Midowga Yurub. Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay Midowga Yurub doorkooda muhiimka ah ee dib-u-dhiska hay’adaha dowladda, […]

7th May 2025 admin
Dhul hodon ah , dahab , buuro , beero , beeyo , bad ,xoolo , bahalo , ugaadh intuba waa ku nool yihiin wana Cal-cad , Laasqoray, Sanaag ,

7th May 2025 admin
Xildhibaan Kuluc oo u jawaabay Hogaamiyaha Khaatumo ee taraaraxay. Hogaamiyaha Khaatumo Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa sheegay hadal ka yaabiyey dad badan oo ka soo jeeda beelaha Dhulbahante iyo Warsangeli, kaas oo ahaa in shacabka Warsangeli iyo Dhulbahante ay isku duruufo yihiin.. Shacabka Beesha Dhulbahante, oo muddo tobon sano ah ay u soo socdeen shirar […]

7th May 2025 admin
Kenya oo maxkamad soo taagtay rag dhoofinayay quraajo qaali ah oo Bariga Afrika uun laga helo Maxkamad ku taalla Kenya ayaa maanta dhegeysatay kiis safrinta xayawaannada oo heerkiisu sarreeyo, kaasoo ku lug leh dhoofinta sharci-darrada ah ee kumannaan kun oo quraanjo nool ah. Eedeysanayaasha—oo kala ah wiilal dhalinyaro kasoo jeeda Biljamka oo lagu kala magacaabo […]