Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

30th May 2025  admin  

MAXAA KEENAY IN CARUURTA ‘ REER MILXO, SANAAG’ AY KA HARAAN CARUURTA KALE EE SOMAALIYEED Magaalada Milxo ee gobolka Sanaag, waxay ku taalaa bogcadaha aduunka ugu qaalisan oo ugu kahyraadka badan mid ka mid ah, waana Bogcad hodon ku ah Dahabka iyo macdanta kale, hase ahaatee Caruurteedii ay ka waxbarasho la’yihiin. Maxay ku dhacday. Marka […]

30th May 2025  admin  

Xildhibaan Ali Mahdi Mohamed Qalato, oo laga soo doorto gobolka Hayland, kana mid ah dadka aadka uga soo horjeeda sida Madaxweyne Culusoow dalka ku hogaaminayo , oo Gudoomiyaha Baarlamaanku isaga oo Xasan u hiilinaya ka mamuucay in kalfadhiyada Golaha Baarlamaanka uu soo fariisto ayaa wacyi gelin fiican u sameeyey Bulshada Soomaaliyeed, ugana digay Kooxda Xasan […]

30th May 2025  admin  

“Firdhiye waxaan leeyahay, godob ayaad kagashay Jubbaland oo waxaad saxiixday, warqad la leeyahay halagu duulo”. Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir. Firdhiye waxaan leeyahay, godob ayaad kagashay Jubbaland oo waxaad saxiixday, warqad la leeyahay halagu duulo”.

30th May 2025  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Culusoow ayaa gaaray magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq halkaas oo uu uga qaybgali doono meertada 34aad ee Shirka Jaamacadda Carabta. Shirka ayaa lagu gorfayn doonaa arrimo la xiriira dadaallada lagu doonayo in xal waara loogu helo xasaradaha amni iyo siyaasadeed ee ka aloosan qaybo badan oo ka tirsan mandiqadda, […]

30th May 2025  admin  

Duqa Magaalada Minneapolis muddane Jacob Frey oo Booqday Suuqa 24 Mall. Minneapolis, Minnesota – May 16, 2025 – Duqa Magaalada Minneapolis, Mudane Jacob Frey, ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay suuqa 24 Mall oo ku yaalla gudaha magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota. Booqashadan ayaa qeyb ka ah dadaallada uu Duqu ku xoojinayo xiriirka dowladdu […]