Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

25th September 2024  admin  

Barkhad Cabdi: Jilaaga Soomaaliyeed ayaa lacag aad uga yar tan dhigiisa ka helay filmkii ay wada jileen Jilaaga soomaaliga ah ee lagu magacaabo Barkhad Cabdi ayaa lagu xasuustaa in uu yidhi mid ka mid ah odhaahaha casrigan ugu caansan aflaamta dunida. Weedha “Isoo eeg! Isoo eeg! Aniga ayaa hadda kabtanka ah” ayaa si weyn u […]

25th September 2024  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan miro dhal ah la yeeshay Madaxa Hey’adda Maalgashiga Qatar, Mansoor Bin Ebrahim Al-Mahmoud, oo ay ka wada hadleen fursadaha maalgashi ee ka jira Soomaaliya.

25th September 2024  admin  

Sacuudiga iyo Ruushka oo gaaray heshiis ka caraysiin kara Mareykanka Sacuudi Carabiya iyo Ruushka ayaa Talaadadii ku heshiiyey inay illaa dhammaadka sanadka sii wadaan dhimis ay ku sameeyeen wax soo-saarka saliidda. Heshiiskan ayaa suuqyada tamarta caalamka ka dhimaya 1.3 milyan oo barmiil oo saliid cayriin ah maalinkii, taasi oo sare u qaaday qiimaya saliidda. Go’aanka […]

25th September 2024  admin  

Taageerayaasha Farmaajo oo kaga xoog batay gudaha iyo dibadda Soomaaliya ayaa ku khasbay Dawladda M. Culusoow inay madaxweynihii hore Farmaajo ay gurigiisa ugu tagaan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar ayaa booqasho ugu tagay Madaxweynihii Hore ee dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Ra’iisul […]

25th September 2024  admin  

Madaxweynaha ku xigeenka Galmudug Cali C iid: “Qoorqoor wuxuu wadaa khiyaamo qaran, wuxuuna xagal daacinayaa madaxweyne Xasan Shiikh.” Khilaaf culus ayaa ka dhex qarxay Madaxweynaha GalMudug Axmed Qoor Qoor iyo ku xigeenkiisa Cali Ciid, kadib markii Madaxweyne ku xigeenka Galmudug loo ogolaan waayey inuu gole degaan u soo dhiso degaanada uu ka soo jeedo Gobolka […]

25th September 2024  admin  

M. Culusoow, oo wiilkiisa ka dhigtay ilaaladiisa gaarka ah Baraha bulshada ee Soomaalida ayaa si weyn loogu shaaciyay sawir wiil dhallinyaro ah oo albaabka gaariga ka furayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyadoo aragtiyo kala duwan laga bixinayo. Sawirka ayaa la sheegay in uu yahay wiil uu dhalay madaxweynaha laguna magacaabo Cabdifitaax Xasan Sheekh Maxamuud. […]