Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

25th September 2024  admin  

Deeggaanka Milxo oo hoos tagata degmada Laasqoray ayaa maanta waxaa qabsaday dab kaas oo burburiyey inta badan guryihii halkaas ka dhisnaa. Ma jiro wax qasaaro nafeed ah, balse waxaa ku buruburay hantidii ay lahaayeen dadka deggenaa halkaas.

25th September 2024  admin  

17kii sano ee Laascaanood xooga ku haysteen beesha Isaaq ayeey wax badan ilaaween. Hadda ayeey soo xasuusteen

25th September 2024  admin  

Nabadoon Mursal Maxamuud Cabdi, waayo-joog waxbadan og kana sheekaynaya taariikhda dheer ee Waqooyiga Soomaaliya, waa halkee xadka beelaha Harti iyo Isaaq ee Waqooyiga Soomaaliya? waxbadan ka ogoow waxyaabihii ka dhacay mandaqada Sool 1890 ilaa 2023 | Qaybta Koowaad ee waraysi taxane ah.

25th September 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daahfuray Sanduuqa Nabadda iyo Xasilloonida Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daahfuray Sanduuqa Nabadda iyo Xasilloonida Soomaaliya oo ay hirgelintiisa Dowladda Soomaaliya ka taageereyso Dowladda Talyaaniga. Ra’iisul Wasaare Xamsa oo hadal ka jeediyey xafladda daahfurka ayaa sheegay in hirgelinta Sanduuqa TPSS uu marag u yahay […]

25th September 2024  admin  

Mucaaradka Jubaland oo Kismaayo ka wada shirar siyaasadeed Maamlmahan waxaa Kismaayo ku sugnaa qaar kamdi ah siyaasiyiinta mucaaradka ah ee Jubbaland kuwaasi oo kamid ahaayeen siyaasiyiin kasoo horjeeday Maamulka balse kulamo ka dhacay dalka Keenya gaar ahaan Magaalada Nairobi ayaa waxaa uu halkasi kulan ku yeeshay qaarkamid ah Siyaasiyiintaasi iyo Madaxweynaha Jubbaland kuwaasi oo ka […]

25th September 2024  admin  

Ninka Soomaaliga ah ee la sheegay in uu guryaha ku xareeyay kumanaan qof oo Jarmal ah Dadka deggan Tuulada Hardheim ee degmada Neckar-Odenwald-Kreis ayaa qaarkood la sheegay in ay muujiyeen cabasho ka dhanka ah nin Soomaali ah oo tahriib ku galay dalka Jarmalka. Dadka tuulada oo lagu qiyaaso in ay agaarayaan ilaa 7,500 ayaa sheegay […]