27th May 2024  admin  Category :

Hoggaamiyayaasha dhalinyarada Soomaalida ee gobolka Minnesota ayaa sheegay in mar kale la arkay tirada dhalinyarada dilka loo gaysanayo oo korodhay sannadkan marka loo eego sannadihii lasoo dhaafay.

Sahra Cabdi Axmed ayaa Khadka telefooknak kula xariirtey Cabdiraxmaan Mukhtaar oo u dhaqdhaaqo dhlinyarada waxeyna ugu horeyntii waydiisey sanadkan inta dhalinyaro ah ee ku dhimatey rabashadaha Minnesota

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*